Wararka

Ciidamo Boolis ah oo gaaray Dhuusamareeb.

Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shirka dib-uheshiisiinta Galmudug ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb,halkaasi  oo ay gaareen ciidamo dheeraad ah oo ka socda dowladda Federaalka...

Siihayaha maamulka Gobalka oo magacaabay guddiga xilwareejinta

Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa maanta magacabay Guddiga xilwareejinta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...

Mashruuc lagu dhiirigelinaayo dalagga Bariiska oo ka socda Jowhar

Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa wada dadaal macno leh oo ganacsatada iyo bulshada lagu baraarujinaayo in ay ka qeybgalaan dhiigigelinta nuucyada kala duwan...

Hirshabeelle oo bilowday dhismaha Dowladaha Hoose

Dowlad goboleedka Hirshabeele oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya kana duulaysa ahmiyadda ay leedahay hoos u daa dejinta dhismaha iyo maamulka bulshad...

Muhaajiriin ku go’doonsanaa Badda oo qabilaad ka heley dalal Yurub ka mid ah

Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsanaa markab badda Talyaaniga ku sugnaa iney qaabilaan, muhaajiriinta...

Ugu Akhris Badan