Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa soo xiray Shirwaynaha Bandhigga Ganacsiga iyo maalgashiga Beeraha, kaasi oo labadii maalin ee la soo dhaafay...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo xiray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug isagoo Ku dhawaaqay in loo gudbay wejigii labaad ee qorshaha dhammaystirka dhismaha maamul mideysan...
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magaalada Muscat ee dalka Oman kullan kula qaatay shirkado...