Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday fannaakii caanka ahaa ee reer Suudan Salaax Ibnul baadiya.
Salaax oo ka mid ah fannaaniinta ugu caansan Sudan, Afrika...
Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista warbixinta billowga ah ee Soomaaliya ee ku aadan fulinta axdiga...
Guddoomiyaha Maxkamad sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa furay shir ay soo qaban qaabisay Hay'adda socdaalka iyo jinsiyadda, kaas oo looga hadlayay iskaashiga...