Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya go’aannadeeda siyaasadeed laguma gaari karo dibadda.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay horumarka...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Dowladda iyo Shacabka Aljeeriya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya kadib shilkii naxdinta lahaa ee bas kaas oo...

Dowladda oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee Lagu Qaaday Dekedda Damiietta ee Dalka Masar

Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn (drones) ee lagu bartilmaameedsaday Dekedda Damiietta ee...

Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta furmaya

Waxaa maanta Xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ka furmaya Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada Labada Aqal ayaa hore loogu wargeliyay...

Ugu Akhris Badan