Wararka

Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo Shaqada Ka Hakisay Hay’ado Warbaahineed.

Wasaaradda Warfaafinta XFS Soomaaliya, ayaa hakisay shaqooyinkii ay dalka ka hayeen hey’adaha Media Ink iyo Perspective Media, ka dib markii ay raaci waayeen nidaamka...

Wasiiru-Dowlaha Waxbarashada Oo Furay Shirweynahii 5-aad ee Machadka Cilmi-Baarista Soomaaliyeed “Sawirro”

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa Maanta Muqdisho ka furay shirweynihii 5-aad ee Machadka cilmi...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Värmland, Sweden Oo Aruurinaysa Deeq Lacageed

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub ayaa haatan bilaabay aruurinta deeqo lacageed si ay uga qeyb qaataan samata bixinta qoysaska Soomaaliyeed oo ay...

Marwada 1-aad Oo Mareykanka Ka Bilowday Qaylo Dhaaanta Gurmadka Fatahaadaha “Sawirro”

Seynab Cabdi Macalin, oo ah marwada Koowaad ee Dalka ayaa Gobollada dalka Mareykanka ka bilowday Olole loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay dhibaatadu ka...

Israa’iil Oo Duqeyn Ku Dishay Dad Rayid Ah  Iyo Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ururka Jihaad

Ciidamada Israel ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda  Jihaadul Islaam ee ay taageeraan Iiraan Ka dib weerar ka dhacay Marinka Gaza oo...

Ugu Akhris Badan