Wararka

Xaaladda Caafimaad ee Duqa Muqdisho.

Dooxa (SNTV) Waxaa soo hagaagaysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) oo lagu daaweynayo Dalka...

Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha oo lasoo bandhigay.

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha) Link-ga hoose ku...

Guddiga dib u heshisiinta Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Muqdisho (SNTV) Guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug, guddiga ayaa halkaasi u tagay in ay la...

Wasiir ku xigeenka Batroolka oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Columbus ku boorriyay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska Dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Columbus, Ohio Dalka maraykanka ayaa si diirran usoo dhoweysay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Batroolka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane;...

Qatar oo mashaariic ka hirgelineysa maamul goboleedka Hirshabeelle

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle Dr ; Maxamed Cabdi Waare,  ayaa Shalay Madaxtooyada Jowhar ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan