Wararka

R/Wasaare Kheyre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dardar-gelinta Qorsha Deyn Cafinta Dalka.

Muqdisho (SNTV) R/Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirkii todobaadlaha ahaa oo looga hadlo dar-dargelinta qorshaha barnaamijka deyn cafinta dalka. Shirkan oo ka dhacay xafiiska...

R/wasaare Khayre Oo Dardaaran Iyo Dhiirigelin Ugu Tegay Ciidan Loo Diyaariyay Howl-galka Argagaxisada.

Muqdisho (SNTV) R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqasho ku tagay xerada Gen. Goordan, halkaasi oo uu uga qeyb galay af-meerka...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Ku Fullisay Xukun dil labo ka tirsanaa Nabad-diidka Argagaxisada Al-Shabaab.

Muqdisho (SNTV) Labada qof ay maxkamaddu ku xukuntay toogashada ayaa horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab waxaana lagu eedeeyay in ay dilal iyo qaraxyo...

Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux . Dhimashada dadkaasi oo ka dhacday...

Sifooyinkii marxuum eng.Yariisoow “Daacadnimo, Degenaan iyo Aragti dheeri”

Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ma ahayn shaqsi ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna la soo shaqeeyay dhowr...

Ugu Akhris Badan