Wararka

Dowladda Turkiga oo dalalka islaamka ugu baaqday in Somalia loo gurmado.

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa dowladaha iyo shacuubta islaamka ugu baaqay in ay gacan weyn ka geestaan caawinta dadka Soomaaliyeed ee...

Shan musharax oo ka qeybgalaya doorashooyinka madaxtinimo ee Aljeria

Mas’uuliyiinta doorashada Algeria ayaa sheegay in doorashada madaxtinimada ee ka dhaceysa dalkaasi bisha soo socota ay ku tartami doonaan shan murashax oo inta badan...

Wasiirka Warfaafinta Oo Xilalka Ka Qaaday Agaasimayaashii SONNA, SNTV Iyo Radio Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa is bedel ku sameeyay qaar ka mid ah...

Koox loo heysto Qaraxyada lagu aaso waddooyinka oo la xukumay

Cabdikariim Maxamed Maxamuud Xuseen (Siiseey), CabdiQani Cali Maxamuud Cali (Buneyste) Cali Muxudiin Abshir (Cali Kuulow) ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab iyo in ay...

Ciidamada sida gaarka ah u carbisan ee DANAB oo sii kordhaya.

Taliska Xoogga dalka oo sanadihii dambe dib u qaabeyn iyo tayaynta ciidamada xoogga dalka si xooggan u waday ayaa sii kordhiyay, lambarka ciidamada gaarka...

Ugu Akhris Badan