Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qatar Uga Qayb Galay Furitaanka Madasha Dooxa “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa. Madasha Dooxa oo qorshuhu yahay in ay socoto maanta...

Madaxweyne Farmaajo oo daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Madaxweyne...

Wasaaradda Gaadiidka oo dhawaan soo celin doonto xeerkii Waddo marista gaadiidka.

Wasaaradda Gadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo celin doono xeerkii gadiidka ee waddo marista, Wasiirka Wasaaradda Gadiidka Mudane...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dar-dargelineysa dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dar dargelineysa dhismaha Galmudug loo dhanyahay. Wasiirka arrimaha Gudaha Mudane Cabdi Maxamed Sabriye...

Maamulka Mahaddaay oo codsaday gurmad deg-deg ah.

Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay cudurro ka dhasheen fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara tuulooyimka Hoosyimaada Degmadaas oo kal...

Ugu Akhris Badan