Wararka

Dowlada Turkiga oo ballanqaad usameysay qoys waxyeello kasoo gartay qaraxii Ex-koontarool

Magaaladda Ankara ee dalka Turkiga ayaa lagu aasay Aamina Cabdullaahi Kheyre oo kamid ahayd dadkii dhawacayadu kasoo gareen qaraxii ka dhacay Ex-koontarool  Afgooye. Wasiirka Caafimaadka...

Ra’iisul Wasaare khayre oo kulan laqaatay Hoggaamiyaha Ahlusunna

Ra'iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Dhuusameeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka hadashay Kalluun dibadda uga soo baxay xeebta Muqdisho

Wasaaradda kallumeysiga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah-faahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay lagu arkay xeebta magaalada Muqdisho, kaas oo soo caariyey. Agaasimaha guud...

Marwada Koowaad ee dalka oo booqatay dhaawacyadii Qaraxii Ex-Kaantarool “Sawirro”

Marwada Koowaad ee dalka, Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa caawa booqatay qaar ka mid ah dhaawacyada ku waxyeeloobay Qaraxii wuxuushnimada ahaa ee Ex-Kaantarool. Marwo Seynab...

Kumaandooska Soomaaliya oo howlgalo ballaaran ka wada Sh/Hoose

Guutada 16aad ee ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa gobalka Shabeellaha hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu...

Ugu Akhris Badan