Wararka

Abaal-marin La Guddoonsiiyay Arday Dhammeysatay Barashada Qur’aanka Ee Dalka Mareykanka “Sawirro” .

48 Arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad  qalin-jibin  ah ka dib markii ay soo dhaameysteen barashadda qur’aanka kariimka taasi oo ay soo...

Banaanbax Ka Dhan Ah Al-Shabaab Oo Muqdisho Ka Dhacay

Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran oo uu soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay iskuulka tababarka ciidanka Booliska ‘General kaahiye’ weerarkaas ayaa waxa...

R/Wasaare Kheyre Oo Odayaasha Galmudug Kala Hadlay Dhismaha Galmudug

R/wasaaraha Soomaaliya mudane; Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno ka tirsan Baarlamanka Labada Gole ee Dalka ayaa kulan wadashi...

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay war kasoo baxay Hey’adaha ICRC & SRCS

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay aad uga xun tahay Warka ka soo Baxay Hay'adaha Bisha Cas iyo Laan qeyrta Cas (ICRC &SRCS) Soomaaliya,...

Wasaaradda Waxbarashada oo maanta soo gabagabeeyneysa Imtixaanaadka macalimiinta ee gobollada Mudug iyo Sh/Dhexe

Imtixaanadan laga qaadayo dhamaan macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada gobolka Shabeellaha Dhexe islamarkaana ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Dowladda...

Ugu Akhris Badan