Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka dhacayso...

Dowlad goboleedyada Woqooyi Bari oo cambaareeyey iskudayga dalka lagu kala goynayo

Golaha Wakiillada Dawlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray xadgudubka Isra’il ee qaranimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxda Warfaafinta Hirshabeelle oo tacsi u diray Agaasimaha Guud ee Warfaafinta

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, oo ay hormuud ka yihiin Wasiirka Wasaaradda, wasiir-ku-xigeennada iyo dhammaan howl-wadeennada Wasaaradda, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimaha...

Shiinaha oo si adag uga soo horjeestay damaca Israa’iil ee Somaliland

Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay tallaabada ay Israa’iil ku...

Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka

In ka badan 21 dal iyo Ururo ah heer Caalami iyo mid Goboleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu ku...

Ugu Akhris Badan