Wararka

Dood ku saabsan arrimaha maqaamka Muqdisho iyo dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan wadatashi ah oo ay soo agaasintay wasaarada Dastuurka ee XFS ayaa aheyd mid looga doodayay dardargalinta dhismaha maqaabka Caasimadda iyo kaalinta kaga xusan...

Shir looga hadlayo arrimaha garsoorka dalka oo Muqdisho ka furmay

Shir sanadeedka garsoorka dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaaso looga hadlayo arrimaha xaaladda ah garsoorka iyo cadaalada dalka halka uu marayo Sidoo kale...

Duqa Muqdisho oo Casho sharaf sagootin ah u sameeyay qar kamid ah wax garadka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kulan casha sharaf sagootin ah u sameeyay Isimada Soomaaliyeed...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo shirka Golaha 47-aad uga qeyb gelaya Uganda

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa booqday Safaaradda...

Baarlamaanka Mororco oo Sheegay in dhulka Falastiin aan la Bixin Karin.

Baarlamaanka boqortooyada Morocco ayaa xaqiijiyay in dhismaha dowlad madaxbanaan oo caasimadeedu tahay Qudus ay xaq u leeyihiin dadka reer Falastiin maadaama aysan mugdi jirin...

Ugu Akhris Badan