Wararka

Wasaaradaha Howlaha Guud ee DFS & Kuwa D/Goballeedyada Oo Shir Uga Soconaya Muqdisho

Shirkan oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda Howlaha guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galaya...

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada XFS Oo La Kulmay Ardayda Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Dalka Uganda

Munaasabadaan ay soo qaban qaabiyeen rugta qorayaasha Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa marti waxaa ku ahaa wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada, mudane Sadiiq Xirsi...

Hogaamiyaal ka tirsan Daalibaan oo lagu dilay gudaha Dalka Afghanistan.

Shahraa-yar Mascuud oo ka mid ah hoggaamiyaasha ugu waaweyn kooxda Daalibaan oo ka hawli gali jiray dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa lagu dilay Afghanistan,...

Deegaanka Ooda-gooye ee gobolka Sool oo dab ka kacay.

Wararka aan ka heleyno dooxada Ooda-gooye ee duleedka magaalada Laas-caanood gobolka Sool ayaa sheegay in halka uu ka kacay Dab xoog leh,dabka ayaa lagu...

Adeegsiga baraha bulshada oo ah mel ay ku kulman dadyoowga caalamka ku kala nool

Dadka ku nool dunidan ayaa waxay adeegsadan aaladaha kala duwaan ee lagu isticamaalo baraaha intarnetka Waxaa ka midah aaladaha ay dadka sidaa aadka ay uu...

Ugu Akhris Badan