Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar iyo Swizerland. Ra'iisul Wasaaraha oo...

Ciidanka xoogga Dalka oo 15 Al-Shabaab ahaa ku dilay Jubbada hoose

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 15 hor-jooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay how-lgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen degaannada Baarsanguuni iyo Kaban...

Xaraynta xubnaha soo xulaya Baarlamanka Galmudug oo Dhuusamareeb ka billaabatay

Waxaa Saacadihii  lasoo dhaafay ka billowday Magaalada Dhuusamareeb xaraynta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xubnaha Baarlamaanka Galmudug, si loo dhiso maamul loo dhan yahay. Munaasabad...

(Faallo) Maxaad ka taqaan xuska 20-ka Disember?

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...

Xukuumadda Oo Ka War Bixisay safarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Geneva

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre hoggaaminayo ee Geneva maalmahaan...

Ugu Akhris Badan