Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay In Xarumo Cusub Lagula Tacaalayo Bukaannada COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay ee COVID-19. Marwo Fowziya Abiikar...

Hay’adda USAID ee Maraykanka u qaabbilsan howlaha sama-falka ayaa Maanta Muqdosho soo gaarsiisay qalab caafimaad oo k kooban 350 Sariirood, furaashyo iyo agab kale...

Gobalka Banaadir Oo Daah-Furay Olole Lagu Buufinayo Jidadka Muqdisho- “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga...

Dadka u Dhintay Coronavirus Oo Aad U Soo Batay Caalamka Oo Idil “Sawirro”.

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Covid-19 ee uu sababay Viruska Corona ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 milyan oo dad ah adduunka oo dhan,...

Madaxweynaha Maraykanka Oo Sheegay In Ay Baarayaan Cidda Ka Dambaysay Faafitaanka Cudurka Coronavirus.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si toos ah u sheegay inay qayb ka noqonayaan baaritaan lagu sameeyo cidda ka danbaysay in cudurka Coronavirus uu...

Ugu Akhris Badan