Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo si diiran u soo dhaweeyay wafdi ka socda Somaliland oo deeq keenay

Wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Guddiga gurmadka fatahaadaha Baladweyne ee Somaliland ayaa maanta deeq lacageed oo gaareysa 600,000 oo dollar (Lix boqol oo kun oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia oo kulamo la yeelatay Diblomaasiyiin dhiggeeda ah

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Zambia, Xaawo Xasan Maxamed ayaa kulan wada xaajood ah la yeelatey Madaxa Diplomaasiyiinta Ururka Jaamacada Carabta  ahna Safiirka  Sudan u...

Ciidanka xoogga Dalka oo la wareegay Tuulooyin hoos taga Cadale

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeedc oo howl-gallo lagu baacsanayo Maleeyshiyaadka  nabad-diidka Al-shabab ka wada degaanno ka tirsan Shabeelladda dhexe ayaa lawareegay Tuulada Geelgub oo qiyaastii...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo laga soo sagootiyay Kampala

Munaasabad isugu jirta Casho sharaf iyo sagootin isugu jirta ayaa xulka Qaranka Soomaaliya oo ka qeyb galayay Koobka Bariga iyo bartamaha Afrika Xalay loogu...

Dood-cilmiyeed ku saabsan nidaamka federaalka oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka, Dr; Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daah-furay barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa Bulshada qeybaheeda kala duwan. Dood...

Ugu Akhris Badan