Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay bilashada...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS Oo Soo Saartay Warsaxaafadeed Kusaabsan Dhoofinta Xoolaha Soomaliya

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyay In xukuumadda Soomaaliya ay...

Wasaaradda Tamarta XFS Oo Cisbitaalka Martiini Gaarsiisay Adeeg Koronto Oo Tayo Sare leh ‘Sawirro’

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh oo ka jawaabeysa Cabasho koronta uga timid Maamulka Cisbitaalka Martiine iyo...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay 41 Xaaladood Oo Ku Soo Korortay Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah...

Madaxweyne Farmaajo & Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyib Oo Ka Wadahadlay Iskaashiga Xakameynta Karoona Fayras.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan ayaa ka wada hadlay...

Ugu Akhris Badan