Wararka

Xaalado Horleh Oo Caabuqa Covid-19 Ah Oo La Diiwaan-geliyay 24-kii Saac Ee La soo Dhaafay “sawirro”

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Xaqiijisay warbixinta maalinlaha ah ee Feyruska Karoona ayaa maanta soo bandhigtay in la diiwaangeliyay 19 xaalado cusub oo caabuqaasi ah...

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonnada & Waxgaradka Qardho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay nabadoonada iyo waxgaradka magaalada Qardho, kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka...

Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Agaasimaha Madbacadda Qaranka

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiis Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo dhamaan Madaxda Wasaaradda Warfaafingta ayaa si wada jir...

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddiga Sare Ee Gurmadka Fatahaada Qardh

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, isagoo ka duulaya saameynta ballaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmadda Qardho, kaas...

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Waxyeelada Ka Soo Gaartay Daadadka Qardho

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada  ka soo gaartay  roobabka gu’ga ee ku soo rogmaday Magaalada Qardho saameynta...

Ugu Akhris Badan