Wararka

Webiga J/Hoose Oo Fatahaad Sameeyay & Khasaaro Uu Ka Geystay Baardheere

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ayaa sheegaya in webiga Jubba oo ka mid webiyada mara dalkeena Soomaaliya gaar ahaan goballada Jubada Hoose uu...

Wasaaradda Warfaafinta XFS Oo War Ka Soo Saartay Xarigga Wariye Maxamed Cabdiwahaab (Abuuja)

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Hay’addaha amniga ay gacanta ku hayaan Maxamed Cabdiwahaab Nuur...

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Oo Go’aanno Ka Soo Saartay Masaajidda Dalka

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Soomaaliya ayaa soo saaray go’aanno la xiriira Coronavirus. Oo ku socda masaajidda ku yaalla dalka. Halkaan hoose ka akhriso  

Wasaaradda C/fimaadka XFS Oo Isbitaallada Fartay In Ay Qaabilaan Bukaannada U Baahan Daryeelka.

Wasaaradda C/fimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fartay maamulayaasha isbitaallada gaarka loo leeyahay in ay bukaannada daryeelka caafimaad u soo doonanayay ay u qaabilaan sida...

Dowladda Oo Ganacsatada Ugu Baaqday Inay Safka Hore Ka Galaan Qorshaha Kahor Taggga COVID-19

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in hantidooda ay uga qayb qaataan qorshaha xakameynta...

Ugu Akhris Badan