Wararka

Ra’iisulwasaare Khayre oo Warbixin ka dhageystay Guddi Hoosaadka Ka Hortagga Fatahaadaha

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u wadaan shacabka...

Webiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hoostaga Gobalka Sh/Dhexe

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay Tuulooyin hoos-taga magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle,waxaana ka mid ah deegaanada uu Wabiga ku fatahay Kalluundi, Timire iyo...

Wasiirka C/fimaadka Oo Ka Warbixisay Halka Ay Mareyso Xaaladda COVID “SAWIRRO”

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo dhaafay la diiwaan...

In Ka Badan 90 Tuulo Oo Ku Baaba’ay Fatahaad Ka Dhacday Degmada Luuq

Guddoomiyaha Degmada Luuq ee Gobalka Gedo  Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo ee uu maro Webiga Jubba uu ku fatahay isagoo...

Booliiska Galmudug oo beeniyay in koox Al-Shabaab ah laga daayey saldhigga Dhuusa-mareeb

Taliska Booliiska Galmudug ayaa Waxba kama jiraan ku tilmaamay Hadal Xalay ka soo yeeray Sarkaal Booliis ah oo ku saabsanaa in Saldhiga Booliiska Dhusamareb...

Ugu Akhris Badan