Webiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hoostaga Gobalka Sh/Dhexe

Date:

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay Tuulooyin hoos-taga magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle,waxaana ka mid ah deegaanada uu Wabiga ku fatahay Kalluundi, Timire iyo Maangaay oo dhammaan ku teedsan jiinka Wabaiga Shabeelle.

Fatahaadda ayaa saameyn ku yeelatay dhul beereed baaxad weyn oo dalagyada nuucyadooda kala duwan ay ku yaalaan.

Yacquub Buule, wuxuu ka mid yahay Beer tacbatada ku noolย  Hareeraha Wabiga Shabeelle,wuxuuna hoosta ka xariiqayย  in 500 oo hectar oo ku taalla tuulada Kalluundiย  biyaha ay dhex ceegaagaan,kuwaas oo ku beeran dalagyo kala duwan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...