Wararka

R/wasaare Khayre oo guddoomiyey shir looga hadlay saameynta dhaqaale ee Covid-19

Muqdiaho:(SNTV)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Xali Khayre ayaa guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus, Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha ayaa...

Dadka uu haleeyay COVID19 waxuu gaaray 4-milyan iyo 270 kun oo dhimasha ah

Fayraska Corona wuxuu diley ugu yaraan 271,780 qof tan iyo markii ugu horreysay oo uu ka soo ifbaxay dalka Shiinaha bishii  December ee sanadkii...

Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada Oo Sheegay In Uu Bilowday Barnaamijka Baxnaano

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukumadda Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa oo marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Todabaadka ee waraahin qaranka ayaa sheegay in...

Tartamayaasha Kaxda Oo U Soo Gudbay Wareegga 2-aad Ee Tartan Cilmiyeedka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Barakacayaasha Daadadkii Ku Dhuftay Bacaadweyne Oo Dalbanaya Gargaar “Sawirro”

Weli xaalad adag oo la xariirta dhanka Nolasha ayaa ka taagan deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta, taasoo saamayn ku yeelatay qeybaha bulshada, waxaana Faadumo Axmed...

Ugu Akhris Badan