Wararka

Guddoomiyaha Hiiraan oo safar shaqo ku tagay degmada Buula-barde

Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ee gobalka Hiiran ayaa...

Dowladda Afghanistan oo sii daysay maxaabiis Taalibaan ah

Madaxwaynaha Afqhanistan Asharaf Qaani ayaa sheegay in ay oodda ka qaadeen 1500, maxaabiis Taalibaan ah,  isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in Taalibaanna ay dhankooda...

Biyo la’aan soo wajahday dadka ku nool deegaan dhaca waqooyiga Mudug+Sawirro

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Jilible hayre ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in biyo la’aan daran ay ka jirto deegaanka dadkuna aysan heysan biyo...

Khilaaf xooggan iyo is Qaarajin ka dhex bilaabatay hoggaanka Al-Shabaab

Hay’adda Nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in Al-Shabaab ay qaarajisay Muuse Macallin (Mucaawiye) oo ahaa madaxii hore ee amniyaadka kooxda...

Wasiirka caafimaadka dalka Ingiriiska oo laga helay xanuunka Coronavirus.

Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka corona, cudurkaasi oo haataan laga daweynayo. Ms. Dorries, oo sidoo kale...

Ugu Akhris Badan