Wararka

Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay qaar ka mid ah Suuqyadda Beijing Cabsi laga qabo labo Covid-19

Suuqyada waaweeyn ee magaalada Beijing ayaa si ku meel gaar ah loo xiray cabsi laga qabo in uu halkaasi mar labaad ku faafo xanuunka...

Hay’ada Caafimaadka Aduunka oo ka walaacsan xaalada Covid-19 ee ka jira Koonfur Afrika

Muqdisho:-(SNTV)-War qoraal ah oo ay soo saartay hay’ada caafimaadka Aduunka ayaa la gu sheegay in dalka Koonfur Afrika ay ka jirto xaalad aan la...

Muwaadiniin Ka Soo Amba-Baxay Turkiga Oo Ku Soo Wajahan Hargeysa

Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga maanta waxaa saakay ka soo ambabaxay 94 qof oo muwaadiniin Soomaali ah oo dhammaan ku wajahan  magaalada Hargaysa. Muwaadiniintan oo...

Lafta-Gareen Oo Sheegay In Dhowaan La Furayo Goobaha Waxbarashada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxaa uu ka hadlay caqabadaha waxbarasho...

Xaaladaha Xanuunka Covid-19 Ee Mareykanka Oo Sii Kordhay

Khuburada caafimaadka ayaa aaminsan in Coronavirus ay u dhiman doonaan 200,000  oo Amerikaan ah marka la gaaro bisha September ee sanadkan, sida uu sheegay...

Ugu Akhris Badan