Wararka

Hay’adda Lacagta Adduunka Oo $309 Milyan Ugu Deeqday Mid Kamid Ah Wadamada Afrika

Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ku dhawaaqday in dalka Mozambique la gaarsiin doona  gargaar lacageed oo degdegga ah, kaasi oo gaaraya $ 309...

G/miyaha Banaadir Oo Dibadbaxayaal Kula Hadlay Daljirka Dahsoon “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud "Cumar Filish" ayaa ku baxay xalinta banaanbax ka dhacay fagaaraha Daljirka dahsoon oo ay isku yimaadeen...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo shacab dibadbaxayay kula hadlay Daljirka-dahsoon.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ay dhigaayan dadweyne aad u tirabadan...

Beeraleyda Baardheere oo Khasaaraha ka soo gaaray Fatahaadii Webigga Jubba

Qoysaaska noloshooda ay ku tiirsantahay beeraha ayaa waxaa saameyn ku yeeshay  fatahaada Webiga Jubba  uu sameeyey 23-kii  bishan April. ku dhawada 2321 beerood  oo ku...

Mashruuca Baxnaano waxa uu yimid wakhti ku haboon ! (Qormo)

Waxaan daawaday muuqaal lagu daah-furay mashruuc loo bixiyay ”Baxnaano” oo dowladda Soomaaliya ay dhaqaale lacageed oo qoondaysan ku siinayso qaar ka tirsan danyarta Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan