Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay xubno ku matalaya guddiga talo-bixinta hannaanka doorasho ee dalka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magacaabay Guddiga Farsamada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aadday maamulka Galmudug. Wareegto...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo xariga ka jaray goob karaantiil oo casri ah.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo qalabeeyay si casri ah. Wasaaradda...

Tirada dhimashada uu COVID-19 ku dilay Maraykanka oo kor u dhaafaysa 150,000 ruux.

Mareykanka tirada dhimashada ee feyraska Corona ayaa dhaaftay 150,000 oo ruux, taas oo ah tirada ugu badan oo corona uu ku dilay dalkaas. Ku dhowaad...

Is usually Tinder A real Hookup Iphone app?

Widely thought-about a "prostatic hookup app", customers are able to get a sure level of entertainment from basically viewing information ...

Dowladda Hoose ee Xamar oo hirgalinaysa hannaanka dhismaha fudud ee waddooyinka.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta Gobolka Basma Caamir Jakeeti...

Ugu Akhris Badan