Wararka

Saciid Deni oo lagu soo dhaweeyay deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug.”Sawirro”

Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ujeedka socdaalkoodu ahaa u kuurgalidda xaaladaha nololeed iyo adeegyada Bulshada ayaa si diiran loogu...

Duqa Muqdisho oo daah furay tabobar lagu baranayo kor u qaadidda howl wadeennada waxbarashada Gobolka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daah-furay tababbar aqoon kororsi ah oo lagu baranayo Jiheenta awood-dhiska...

Sii-hayaha xilka R/wasaaraha dalka oo khadka telefoonka ugu tacsiyadeeyay dhiggiisa Lubnaan.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo qadka telphone-ka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnan Xasan Dayib ayaa uga tacsiyadeeyay...

Mashruuca sanduuqa horumarinta caasimadda oo ka bilowday galmudug.

Maamulka Magaalada Dhuusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca...

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyeeysay geerida ku timid Drs. Xaawo Cabdi.

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS Maxcamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuumad Drs. Xaawa Cabdi...

Ugu Akhris Badan