Wararka

Ciidamada Danab oo burburiyay saldhig ay argagaxisada ku lahaayeen Jubbooyinka.

Kadib howlgal qorsheysan oo ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Lafaha-ragga oo u dhow birta dheer, islmarkaana magaaladda...

Suuq ku yaalla Imaaraadka oo dab ka kacay.

Wararka ka imaanaya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Imaaraadda Ajman suuq weyn oo ku yaala uu dab qabsaday, abaare saacaddu markii ay...

Shiinaha oo Xabsiga ka daayay Nin 27 sano si qalad ah ku xirnaa.

Zhang Yuhuan ayaa booliisku jir-dileen si uu u qirto mas’uuliyadda dilka labo wiil oo dhacay sanadkii 1993. waxaa uu noqday ninkii Shiinaha si qalad ah...

Galmudug oo qorsheynaysa tubta horumarinta waxbarashada.

Wasiirka waxbarshada iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Maxmed Xaashi Dhoorre oo kormeeray habka uu u socdo sixitaanka Imtixaanaadka Fasallada 8-aad ee Dugsiyada...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay magaalada Istanbul.”Sawirro”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wafdiga madaxweynaha waxaa...

Ugu Akhris Badan