Wararka

Xukuumadda cusub oo la hor geynayo golaha shacabka.

-Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG-ka ah ee villa Hargaysa. Ajandaha kulanka ayaa ah u...

Puntland oo raadineysa Dadkii dilay Kaaliye Maxamed Maxamuud Cabdi (Jaamuus).

Magaalada Garoowe xarunta  Puntland waxaa xalay lagu dilay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi (Jaamuus) oo kaaliye ka ahaa Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka ee Maamulkaas. Jaamuus...

Ciidanka Xoogga dalka oo dilay 19 maleeshiyaad ah kuwo kalana Nolosha kuqabtay.

Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaan qiyaastii 11 km u jirta degmada Diinsoor ee gobolka Baay, gaar ahaan Tuugaar hoose iyo...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshey madaxda Ha’yadda UNODC.

Shir looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa loona tababari lahaa xubnaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee ka shaqeeya qeybta dembi baarista (CID) ayaa lagu qabtay...

Fatahaadda Webiga Shabeelle Saameyn noocee ah ayuu yeeshay Warbixin.

Fatahaadaha iyo daadadka waa halista ugu weyn ay soomaaliya iminka wajaheyso taas oo ay weheliyaan ayaxa iyo Covid-19. Warbixin ay soo saartay hey'adda OCHA ayaa...

Ugu Akhris Badan