Wararka

Guddoomiye Filish oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro.

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)...

Munaasabad loo sameeyay Taliyeyaal xil isku wareejinaya.”Sawirro”

Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan Taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl,  Maxamuud Xasan Ibraahin “Baakaay” iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan is-wareysi ah la qaatay bulshada iyo maamulka magaalada Sama-reeb+Sawirro.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay dhallinyarada iyo maamulka magaalada...

Malleeshiyada Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Buuraleyda Galgala.

Dowlad goboleedka Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maleeshiyad Al-shabaab iyo ciidanka Puntland ku dhex maray...

Zoosk Vs Meet. Com

Facebook Internet dating users can pick to use distinctive Facebook communications apps corresponding to Messenger and also the experimental ...

Ugu Akhris Badan