Wararka

Getting Married In The japanese

However , the feature of messaging prior to matching about OkCupid generally is a double-edged sword as your account could be spammed by...

AMISOM oo billowday habraaca hawlgallada ee heerka deegaanka.

Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta soo saaray qoraal Document ah oo qeexaya waajibaadka howlwadeennada ee la xiriira  habraaca ilaalinta deegaanka. Qoraalkaan...

Ra’iisul Wasaaraha Bakistan oo sheegay in aysan aqoonsaneyn Israel.

Ra'iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa sheegay in dalkiisu uusan aqoonsan doonin Israa’iil, ilaa ay halkaaasi ka jirto dowlad Falastiin ah oo ay...

Muhaajiriin Ku dhimatay xeebaha dalka Libiya.

Ugu yaraan 45 qof oo Afrikaan muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay xeebaha dalka Libiya taas oo noqonaysa tiradii ugu badneyd oo sanadkan ku dhimata...

Wasiirka Amniga Galmudug oo boggaadiyey dhalinyaro la dagaalamay Argagixisada Al-shabaab “Sawirro”

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Macalim Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay kamid ahaayeen Taliyaha Qeybta 21-aad ee ciidanka XDS S/Guuto...

Ugu Akhris Badan