Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo labadiisa kuxigeen oo maanta xilkii la wareegay.

Munaasabad kooban oo Maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle ee Jowhar ayaa waxaa xilalka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle...

Wasiir Qorshaynta X.F.S “ waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday”+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan  oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo ...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa balan qaaday in lasii xoojin doono horumarinta bilicda Caasimadda+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Madane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa bogaadiyey shaqadii la...

Joe Biden oo la saadaalinayo in uu qaadayo Xayiraadaha dhinaca socdaalka ah ee saran dalal Muslim ah.

Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la warego xilka uu doonayo in uu joojiyo xayiraadaha socdaalka ee...

Howlgal Miino baaris ah ayay Ciidamada Xooga Dalka kusoo qabteen 3 miino iyo ninkii Aasayay Gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Howlgal ka sameeyeen degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, Waxayna Howlgalkaasi la sheegay inay ka soo saareen miinooyin...

Ugu Akhris Badan