Wararka

Xoogga dalka oo dilay horjoogihii argagaxisada ee howlgallada Shabeellada dhexe.

Xaaladda Magaalada Balcad ayaa hadda deggan kadib markii ciidamada Xoogga dalka ay ka hortageen maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab oo saakay waaberigii weerar ku soo qaaday...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneed Galgaduud.

Odayaal dhaqan oo joojin colaaddeed uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex dhigaan maleeshiyo shalay ku...

Wasiir Maareeye oo furay dood cilmiyeed dhanka dalxiiska ah+Sawirro.

Sii hayaha xilka Wasiirka wafaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta Dalxiiska Dalka. Sii hayaha Wasiirka  Warfaafinta...

Boqol Salmaan “Sacuudi-carabiya waxey doonaysaa xal joogta ah oo caadil ah oo laga gaaro arrinta falastiin.

Boqorka Sacuudi-carabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in waddamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbays ah...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid Ciidan+Sawirro.

Dowladda Ingiriiska ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay Gaadiid Ciidan oo loogu tala galay qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka. Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda...

Ugu Akhris Badan