Wararka

Dawladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo colaad beeleedyada ka socda gobollada dhexe.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa ku baaqday in la...

Ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa saakay u magacaabay madaxa ismaamulka tigreega Mulu Nega.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega loo magacaabay hogaanka gobalka tigreega ee colaadu ka socoto islamarkaana looga...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan dalka u jihaynay Doorasho”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay si...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dooni ku burburtay xeebaha liibiya oo dad ay ku dhinteen+(SAWIRRO).

Wararka ka imaanayo Dalka Liibiya ayaa sheegayo in Gabar yar oo jirta lix bil ay ka mid ahayd 74 qof ee ku dhintay doon...

DAAWO:-Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha+(SAWIRRO)+(MUUQAAL).

Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa. ...

Ugu Akhris Badan