Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay Maanta gaareen  Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed oo la kulmay saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo AMISOM+(SAWIIRO).

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad-goboledka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa magalada Beledweyne kula kulmay Saraakisha Ciidamada qalabka sida ee soomaliya iyo kuwa Amisom. Kulanka ayaa intii...

Ciidamada Federalka Itoobiya oo isku balaarin ka wada dhulka buulareyda ah ee u dhaxeeya Magaalooyinka Adigrat iyo Mekelle.

Ciidanka dowlada itoobiya ayaa ku sii siqaya dhulka buuraha iyo dooxooyinka leh ee u dhaxeeya Mekelle iyo Adigrat halkaas oo muhiim u ah TPLF. Afhayeen...

Tababar Ku saabsan Hanaanka Ilaalinta Canshuuraha oo Galkacyo uga furmay Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Galmudug+(SAWIRRO).

Tababarkan oo socan doono muddo todabaad ah islamarkaana lagu baran doono hanaanka ilaalinta Canshuuraadka ayaa maanta Magaalada Galkacyo uga furmay Ciidamada Ilaalinta Canshuuraadka Gobalka...

Hay’adda FAO ayaa fariintaan Dagniin ah ka soo saartay Duufaanta GATI oo wadato roobab culus iyo dabeylo xoogan taasoo ku wajahan gobolka Bari ee...

Digniin, Fadlan taxaddar! Heyada FAO ee qaramada midoobe ayaa ka digeysa roobab lixaad leh oo ka dhalan Kara duufaan ku wajahan soomaaliya saacadaha soo socda. Duufaanta...

Ugu Akhris Badan