Wararka

Beereedyada Gobolka Bakool ayaa ka walaacsan ayax faro badan oo qaybo kamid ah bartamaha iyo koofurta kudagay.

Inta badan Dhul beereedka gobolka bakool ayaa waxaa ka da'ay roobabka deyrta wallow meelaha qaar ay roob la'aan tahay islamarkaana uu Ayax faro badan...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo adkeeyey dagaalka ay Xukuumaddu ku wajahayso musuqmaasuqa “SAWIRRO”

MUQDISHU- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhexe ee dalka iyo Dekedda magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay...

Kusimaha duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo isku xirta bartamaha magaalada Muqdisho ”SAWIRRO” iyo Muuqaalka Warka.

Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan ayaa dhagax dhiggay waddada isku xirta Ex hotel Shabeelle...

Xildhibaanada Cusub ee Hirshabelle oo la dhaariyay iyo Gudiga (KMG) ee Doorashada oo la magacaabay.

Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta la dhaariyay, Dhaarinta ka dibna waxaa ay xildhibaanada, Maxamuud Siyaad Barqadle u doortay inuu noqdo...

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo.

Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka 2-aad ee...

Ugu Akhris Badan