Wararka

Wasiirka Haweenka oo Culimada ugu Baaqday in ay Kordhiyaan Wacyigelinta Tacdiyadaha Dumar+(SAWIRRO).

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Soomaliya, Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo socdaal shaqo ku joogta magaalada Garoowe kana qeybgashay Madasha 16 aad...

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Ayaa Muqdisho ku qabatay Xuska maalinta caalamiga ah ee Aydhiska adduunka+(SAWIRRO).

Midnimo caalami ah iyo mas’uuliyad wadaag ah waa hal ku dhega Munaasabadan oo ay si wadajira usoo qaban qaabiyeyn Wasaaradda Caafimaadka iyo guddiga ka...

Dibad bax looga soo horjeedo Diidmada Ku ganacsiga Lacagta Shilling Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Iyadoo Maalmihii U Danbeeyayba Ay Jirtay Dhibaatooyin Dhanka Nolashaha Oo Soo Food Saartay Guud Ahaan Bulshada Danyartaa Ee Ku Nool Magaalada Galkacyo Iyo Deegaano...

Dunida Maanta oo kale waxaa laga xusaa Maalinta Cudurka dilaaga ah ee HIV/ AIDS (SAWIRRO)

Waxaa maanta aduunka laga xusayaa maalinka caalamiga ah ee  xanuunka H IV AIDS taas oo Qaramada Midoobe ay qabato sanad kasta 1 Bisha December. Ujeedka...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ay Hogaamineysay Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuda Aadanaha JFS+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha ee...

Ugu Akhris Badan