Wararka

Wafdi Xildhibaano ah oo ka socday Baarlamaanka Puntland oo Dalka Zambia kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalkaasi+(SAWIRRO).

Xubnahan ka socday Golaha wakiilada Puntland oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha & Xisaabaadka Xil, Cawil Xassan Daad ayaa Xarunta Golaha Qaranka ee dalka...

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo Hawlgal lagu soo qab-qabtay Horjoogayaal iyo Maleeyshiyaad ka tiran Alshabaab ka fuliyay Gobolka Shabeelaha hoose+(SAWIRRO).

Howlgal Qorsheysan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaaliyeed Generalka Maxamed Tahliil Biixi ayay Ciidamada Xooga Dalka waxay ka sameeyeen Deegano hoos...

Madaxii hore ee aqalka sare Baarlamaanka Itoobiya oo isku dhiibtay ciidanka federaalka Itoobiya.

Dowalda itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidanka dowlada itoobiya isku dhiibtay afhayeenkii hore ee aqalka sare ee baarlamaanka itoobiya ee loo yaqaan...

Wasiirka qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa soo xiray shir looga hadlayey sidii xal waara loogu heli lahaa barakacayaasha Soomaaliyeed+(SAWIRRO).

Kulankan Wadatashiga ah ee lagu xaqiijinayay istaraatiijiyada Qaran ee xalka waara ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay Magaalada Muqdisho kaasoo socoday labadii maalmood ee ugu...

Xukuumadda Soomaaliya oo ku bogaadisay shacabka degaanka Bacaadweyne geesinimo dirirka iyo sida ay u garab istaageen ciidanka Qaranka

Dowladda Soomaaliya waxa ay ku bogaadineysaa Shacabka degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug dagaalkii geesinimada lahaa ee ay kaga hortageen cadowga ummadda Soomaaliyeed ee Alshabaab...

Ugu Akhris Badan