Maanta oo kale (3-da December) ee sandkii 2009 waa maalin dadka Soomaaliyeed aanan marnaba dareenkooda hilmaami doonin xasuuqii ka dhacay hotelka shamoow ee magaalada...
Qaramada Midoobe ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan ee Itoobiya.
Arrintaan ayaa timid kadib markii Qaramada...
3 December waa maalinka caalamiga ah ee loo aqoonsaday in ay leeyihiin dadka naafada ah waxaana qaramada midoobe u asteysay maalinkan in lagu baraarugo...