Wararka

UK oo ciidan ku biirineysa howlgalka qaramada midoobe ee dalka Mali.

UK ayaa sheegtay in ay ciidamo nabad ilaalin ah oo qeyb ka ah howgalka qaramada midoobe ee dalka Mali ay direyso Ciidankan oo tiradooda ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Turkiga siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay xafiiskiisa uu ku leeyahay Wasaaradda ee...

Doon sida shixnad isugu jirta gaadiid,shidaal iyo qalabka dhismaha oo gaartay dekada magaalada Hobyo.

Waxaa maanta ku soo xirtey Dekedda Hobyo Doonni ganacsi oo u rarnayd ganacsato reer Galmudug ah, Doonnidan oo sidey xamuul iskugu jira Gawaari, Shidaal,...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kormeeray Dekedda Muqdisho+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Dekedda Muqdisho oo kamid ah ilaha muhiimka ah ee...

Qeybo ka mid ah Gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya oo adeegii Isgaarsiinta ka shaqo bilaabay.

Shirkada kaliya ee taleefanada ee ka jirta Dalka itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -telecom ayaa sheegtay in adeegii taleefanada qeybo ka mid ah gobalka...

Ugu Akhris Badan