Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax oo ugu baaqay shacabka Magaalada Beledweyne in ay xasiloonida ka shaqeeyaan.

Wasiirka Wasarradda Arrimaha Gudaha Fedaraalka Iyo Dib-u -Heshiisinta General Mukhtaar Xussen Afrax ayaa shir Jaraaid u qabtay Ugu Mahadceliyey shacabka Magaalada Baladweyne, sida qiimaha...

Saraakiil ciidan oo ka socda Sudan iyo Ethiopia oo ka wada hadlay amaanka xuduuda labada dal.

Gudi ciidan oo wadajir ah kaas oo ay leeyihiin Sudan iyo itoobiya ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira amaanka xuduuda labada dal iyo...

FAO oo digtay ayax hor leh oo soomaaliya ku wajahan gaar ahaan gobalada koonfurta iyo bartamaha.

Heyada qaramada midoobe cunada iyo beeraha qaabilsan FAO ayaa ka digeysa ayax hor leh oo ku wajahan bartamaha soomaaliya oo horay ayaxu saameyn lixaad...

Boosniya: Askar ka tirsanaa Ciidamada Serbia oo lagu Xukumay Dambiyo Dagaal.

laba askari oo horay uga tirsanaa ciidamadii Serbiya ayaa shalay lagu xukumay min sided sano oo xarig ah ,ka dib markii lagu soo eedeeyay...

Tartan orod ah oo lagu xusayay maalinka dadka naafada oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Munaasabadaan Oo Ay Soo Agaasintay Wasaarada Haweenka Iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug Isla Markaana Qeyb Ka Ah Munaasabadaha Lagu Maamusayay Maalinta Naafada Aduunka Oo Ku...

Ugu Akhris Badan