Wararka

Wasiirka Arrimaha gudaha oo heshiisiiyay labo beel oo walaalo ah.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa maanta isku keenay laba beelood oo wax kale tabanayay oo...

Hay’adda duulista Itoobiya oo sheegtay in dib loo bilaabay duulimaadyadii diyaaradaha ee tegi jiray gobalka Tigray.

Hay’adda duulista dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dib loo bilaabay duulimaadyadii diyaaradaha ee tagi jiray gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Qoraal ay hay’adda soo saartay...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bakool oo si rasmi ah xilka ula wareegay+(SAWIRRO).

Munaasabadaan uu xilka kula wareegay maamulka cusub ee Gobolka Bakool dhawaan loo soo magacaabay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan dowlad...

Horjoogayaashii Argagixisada u qaabilsanaa sameynta qaraxyada oo lagu qaarajiyay Jubbada Hoose.

Ciidamada Xooga dalka ayaa how-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen degmada jilib ee gobolka jubada dhexe ku dilay qaar ka mid ah horjoogayaashii maleeshiyaadka...

Dowladda Federaalka Soomaaliya u gubsiay IGAD dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda...

Ugu Akhris Badan