Wararka

Feyras cusub oo shimbiraha laaya oo ka dilaacay dalka Senegal ee galbeedka Afrika

Dowlada Senegal ayaa sheegtay in dalkeeda uu ka dilaacay feyrus ah dureyaga shibiraha oo halis badan Feyraskan oo lagu magacaabo Avian Influenza ayaa laaya shimbiraha...

UK oo ogalaatay talaal cusub oo cudurka karoonaha kaas oo lagu farsameeyay dalka Mareykanka

Waaxda caafimaadka UK ayaa maanta oo jimco ah ansixisay talaalka cudurka karoona ee loo yaqaan Moderna Talaalkan oo ah kii sadaxaad oo UK ogolaato...

Ku dhawaad afar boqol oo qoys kuwaas oo ku ceyrtoobay saameynta ayaxa ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo

Qoysaskaan oo xiligaan xaalad adag oo dhinaca nolashaa ay Heysato ayaa saaka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XIRITAANKA TARTANKA KUBADDA CAGTA EE DOWLAD GOBOLEEDYADA DALKA/SAWIRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka...

Xaalada magaalada Washington ayaa kacsan kadib markii taageera yaasha Donald Trump ay xoog ku galeen dhismaha Capitol

Taageero yaasha Donald Trump ayaa qabsaday oo galay dhismaha Capitol ee magaalada Washington halkaas oo uu ka socday kulan labada aqal ee baarlamaanka Mareykanka...

Ugu Akhris Badan