Wararka

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay warbixinta hay’adda IMF.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Soo dhaweeyey go'aanka Deyn Cafinta ee Hay'adda lacagta Aduunka ee IMF. Wasiir Beyle ayaa...

Hay’adda IMF oo soo dhaweysay horumarka qorshaha deyn dhaafka Soomaaliya.

War-saxaafadeed ay soo saartay Agaaismaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva ayay ku bogaadisay habka deyn cafinta Soomaaliya iyo sida uu ku socdo. Agaasimaha ayaa war-saxaafadeedka soo...

Wasiirka Boostada oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee Jaamacadda Carabta.

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay...

War-murtiyeed kasoo baxay shirka madasha aragti wadaagga Soomaalida ee lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti

-Shirkii Aragti Wadaagga Soomaida ee ka socday Dalka Jabuuti oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Caasimadda Djibouti ayaa waxaa laga soo saarey war-murtiyeed. Shirka oo socday...

Wafdi uu hoggaminayo Guddomiye ku-xigenka 1-aad ee Barlamanka oo gaaray Baydhabo

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane; Cabdiwali Ibraahim Sh, Muuddeey iyo wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow Gaaray Magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha...

Ugu Akhris Badan