Wafdi uu hoggaminayo Guddomiye ku-xigenka 1-aad ee Barlamanka oo gaaray Baydhabo

Date:

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane; Cabdiwali Ibraahim Sh, Muuddeey iyo wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow Gaaray Magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya xuska Sanad guurada 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane;  Cabdi casiis Maxamed Xassan (Lafta gareen).

Xuska munaasabaddan oo ku beegan Berri oo ay Taariikhdu tahay 19ka Desembar ayaa lagu wadaa in ay sidoo kale ka qeyb galaan madax kale oo ka kala iman doonto maamul Goboleedyada iyo Caasimadda Dalka ee Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...