Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay warbixinta hay’adda IMF.

Date:

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Soo dhaweeyey go’aanka Deyn Cafinta ee Hay’adda lacagta Aduunka ee IMF.

Wasiir Beyle ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey hanaanka deyn cafinta Soomaaliya oo maraya Heer gaba-gabo, waxaana uu dhinaca kale ka codsaday hay’adaha iyo dalalka deynta ku leh Soomaaliya inay soomaaliya ku gacan siiyaan Barnaamijka Deyn cafinta oo ku eg Bisha 2aad ee Sanadka Cusub.

#SNTV

Wasiirka Maaliyadda XFS Abdirahman Dualeh Beileh ayaa soo dhaweeyey warbixinta agaasimaha maamulka hay'adda lacagta aduunka.

Δημοσιεύτηκε από Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed στις Τετάρτη, 18 Δεκεμβρίου 2019

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...