Wararka

Saraakiisha ciidanka Itoobiya oo yeeshay kulan ay uga arrinsanayeen ugaarsiga madaxda TPLF+(SAWIRRO).

Taliye ku xigeenka ciidanka Itoobiya Gen. Abebaw Tadesse ayaa magaalada Mekelle kulan kula yeeshay saraakiisha sar sare ee ciidanka Itoobiya . Sida ay sheegtay wasaaradda...

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo kormeeray suuqayada goobaha Waxbarashada iyo Goobaha Caafimaadka magaalada Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa  wada dadaalo ku aadan xoojinta wadashaqeynta maamulka iyo bulshada magaalada waxaa maanta duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh  Xasan  Jimcaale oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee Hirshabeele+(SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiiradda ee xukuumadda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay wasiirada sii haya-yaasha ah...

Joe Biden oo sheegay in 100 milyan oo qof laga tallaali doono COVID-19 Dalka Mareykanka.

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, ayaa dejiyay qorshihiisa 100 maalin ah oo ugu horeysay xafiiska taas oo ah in uu tallaali doono...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo agabka deb-demiska kala wareegay dowladda Talyaaniga+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala duwan. Guddoomiyaha ayaa saraakiisha sar...

Ugu Akhris Badan