Wararka

Dhallinyarada Gobolka Mudug oo dhireyn ka billaabay deegaanno ka tirsan Gobolka+(SAWIRRO).

Dhallinyarada gobolka Mudug ayaa bilaabay Barnaamij wacyi galin iyo sidoo kale Dhir beeris taasoo qeyb ka ah Hormarinta Deegaanka. Guddoomiyaha Ururka dhallinyarada Jiildhis Madar Axmed...

Kulan lagu dhiirrigelinayay maalgashiga shisheeye oo lagu qabtay magaalda Muqdisho+(SAWIRRO).

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga ee ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa casho Sharaf u sameeyay maalgashatada shisheeye ee maalgashtay Soomaaliya iyada...

Shaqaale QM ka tirsan oo lagu rasaaseeyay Gobolka Tigreey ee Dalkaasi Itoobiya.

Dowlada Itoobiya ayaa qiratay in ciidankeeda rasaaseeyeen isla markaana ay xireen shaqaale QM ka tirsan gobolka Tigreey, ayagoo ku eedeeyay in ay galeen goobo...

Guddoomiye Cumar Filish”Waxaan rajeyneynaa in aan la Waayo qof ku nool Gobolkan oo aan wax qorin waxna Akhrin”+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Barnaamijka kulanka wadatashiga iyo is dhex-galka Bulshada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukumadda Ingiriiska+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la...

Ugu Akhris Badan