Wararka

Maamulka cusub ee Mareykanka oo xayiradii ka qaaday dadka qaxootiga ah.

Maamulka  cusub ee madaxweyne  Biden ayaa ku dhawaaaqay in ay billaabi doonaan  in si tartiib tartiib ah ay Mareykanka u soo galaan kumannaan qof...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Maleeshiyaadkii isku hortaagnaa Deegaanka Xananbuure oo lakala qaaday+(SAWIRRO).

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan yuusuf Cadaala oo hogaaminayo xubno masuuliyiin ah oo dadaalo dhax  dhaxaad iyo hishiisìn beelo walaalo kawaday  deegaanka xananbuure...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shirka Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wadamada Carabta.

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda ee wadamada...

Ciidanka Xoogga dalka oo deegaanno ka tirsan Sh/dhexe kala wareegay Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Ururka 7aad ee Guutada 16-aad ee Ciidanka kumandooska danab ayaa  hawlgal ka sameeyey degaan ka mida   gobolka shabeelaha dhexe. Degaanad hawlgalku ka dhacay ayaa kala...

Ugu Akhris Badan